Tuma

Qaabnaxa: mu.we.dh Isrogrogga:

(kuwama, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuma

yaa | haadi | rabbee | rabi | ayo | balfi | bankad | beriberi | biif | biif |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg