Tuugo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Wax xadidda; tuugnimo; xatooyo. 2. Qof dheddig ah oo keli ah wax xadda. 3. Koox wax xaddo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuugo ↴
burcad | cantuugo | dharaarmaal | faraqaad | faraxumo | mulbi | mulbiso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg