Waraabe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)Dhurwaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waraabe ↴
barkinwaraabe | barshinwaraabe | dadqaad | goollawaraabe | qori-ismaris | waraabadadow | waraabe-ligis | waraabow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg