Xoqo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Meel jirka nafleyda ka mid ah oo cuncunaysa ciddi ama wax kale xoog ugu duugasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoqo

jaawi | cuncun | cusballab | kabriid | qumbahoole | shalfo | xanaf | xoqasho | xoqato | xoqe |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg