Yeelo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-eeshay, -eelatay)1. Hanti ama wax kale lahaan. 2. Ku y.: dayn cid ku lahaan. 3. U y.: wax aad u danayn. 4. Kab iwm suun u samaysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeelo ↴
taab | edebyeelo | haanse | waayeelow | yeelasho | yeelyeelo | ceelyeelo | dacal | dariishad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg