lid
(m.l)1. L. ah: wax aan wax kale la mid ahayn oo dabeecadda kaga duwan. Tus. “Mugdiga ayaa caddada lid ku ah.” 2. Cadaw ku ah. Tus.: “Cali ayaa lid ku ah Cabdi” ld liddi.
lid
(m.l)(nax.) Labo erey oo mataana ah oo micnahoodu iska soo horjeedo sida: “dheer/gaab”, “weyn/yar” iwm; cagsi.
Yeelid*
Waxa loo isticmaala kabaha markii la tolayo Sida caliyow hoo kabahaan ii yeel
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Yeelid*
waa Ogolaansho, Kuraacid - waa eray Lid ku ah, diidmo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lid ↴
aabayeelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aabayeel². ld aabayeel¹
(2), aabeyeelid. aabayeel, aabeyeelid
aabeyeelid [m.f.dh ld]
eeg aabayeelid aabayeelid
qaabbilid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaabbil(2). qaabbil
gaabbaguulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaabbaguul². gaabbaguul
saabilid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saabil. saabil
aallid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aal². ld oollid. aal, oollid
taabbaggelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabbaggal². ld taabbaggal¹. taabbaggal, taabbaggal
naadir [m.l]
(juqr) Bar ku dhisan aragtida aan sababaysnayn ee laga helo samada gudaheeda, taas oo lid ku ah fuqa.
yabaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yabaal². ld yabaal¹ (2). yabaal
daabbulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daabbul. daabbul
l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.