Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: walaahow
dilindillayn eeg dilindillee. ld dilindillo.
dilindillee Wax duuban ama kankoonsan sida birmiil iwm garaangarin.
dilindillo Garangarinta wax kankoonsan ama duuban oo la garaangariyo. ld dilindillayn.
dilindilqo Geed geedquwaaxyada ka mid ah oo dhulka caddun kaah ka baxa oo kor u bixin ee dhulka ku dhabbacan. ld dililiqo.
diliq (1) Hanjaleelo.
diliq (2) Ilmo yar oo dad hanjaleelo daadin.
dillaac (1) Meesha bannaan ee u dhaxaysa wax is haystay oo in yar kala fuqay.
dillaac (2) 1. Wax jeexmid, qarxid. 2. Ciid, dagaal, iwm bilaabasho. 3. Wax beryid.
dillaaci Wax dillaac u yeelid.
dillaacid eeg dillaac².
dillaacin eeg dillaaci.
dillaacsad ld dillaacsasho.
dillaacsan Wax dillaac leh ahaansho.
dillaacsanaan eeg dillaacsan. ld dillaacsanaansho.
dillaacsanaansho ld dillaacsanaan.
dillaacsasho eeg diillaacso. ld diillaacsad, diilaacsi.
dillaacsi ld dillacsasho.
dillaacso Wax qayb ka jeexasho.
dillaal (1) ld dallaal¹.
dillaal (2) ld dallaal².
dillaalid ld dallaalid.
dillaalnimo ld dallaalnimo.
dillaamid eeg dillaan². ld dillaan¹ (2), dullaamid, dullaan¹.
dillaamo ld dillaan¹, dullaamo.
dillaan (1) 1. Dhicidda wax culusi dhinac u dhaco. 2. ld dillaamid. Leexashada wax badani hal mar dhinac u wada leexdo.
dillaan (2) 1. Wax culus dhinac u dhicid. 2. Wax badan hal mar u wada leexasho. ld dullaan².
dilmid eeg dilan². ld dilan¹ (3).
dilnaan eeg dilan³. ld dilnaansho.
dilnaansho ld dilnaan.
dilniin ld dilid.
<< < 452 453 454 455 456 457 458 459 460 461 462 > >>

 

Exit mobile version