Dillaaci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax dillaac u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dillaaci

jaaw | jab | xafaarad | buq | cuq | dhambal | dhexdhac | dhooldillaacid | dildillaaci | dildillaacid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg