Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: hadoodil
halaag (2) Wax baaba'ka dhigid. ld halaaji, hallig².
halaagan (1) Wax baaba'ay noqosho. ld halligan¹.
halaagan (2) Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan².
halaagid eeg halaag². ld halaag¹ (2), halaajin, halaajis, hallig¹, hallig.
halaagmid eeg halaagan¹. ld halligmid.
halaagnaan eeg halaagan². ld halaagnaansho, hallignaan, hallignaan-sho.
halaagnaansho ld halaagnaan.
halaaji ld halaag².
halaajin ld halaagid.
halaajis ld halaagid.
halaalac (1) H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
halaalac (2) Wax dhalaal badan bixin.
halaalicid eeg halaalac².
halaamacoodka sooh-maskaxeedka (daaw.) Halaamacoodka maskaxda waxa keeni kara fiirus ama baktiiriya ama waxay ka iman kartaa jir kahsi ka yimid talaal.
halaammacayn ld halaammacoodin.
halaammacays ld halaammacoodin.
halaammacaysad ld halaammacaysasho.
halaammacaysasho eeg halaama-cayso. ld halaammacaysad, halaamma-caysi.
halaammacaysi ld halaammacaysasho.
halaammacayso Hilib halaammaco ka dhigasho.
halaammacee ld halaammacoodi.
halaammaco Hilib dab lagu dubey oo aan la bisleyn.
halaammacood Wax dab lagu dubay oo aan la bislayn.
halaammacoodi Wax iyadoo aan la bisleynayn dab ku dubid. ld halaammacee.
halaammacoodin eeg halaamma-coodi. ld halaammacayn, halaamma-cays, halaammacoodis.
halaammacoodis ld halaammacoodin.
halaanhal (1) 1. Hadal been ah oo cid lagu beerdulucsanayo. 2.Hees jiib leh, aan jaan lahayn oo wiglada la bah ah.
halaanhal (2) 1. Hadal been ah cid ku beerdulucsasho. 2. Halaanhal tirin.
halaanhali 1.Hawl si degdeg ah u qabasho. 2.Halaanhal tirin.
halaanhalid eeg halaanhal².
<< < 690 691 692 693 694 695 696 697 698 699 700 > >>

 

Exit mobile version