dhaqays Toogashada bar astaysan la toogto.
dhaqaysad ld dhaqaysasho.
dhaqaysasho eeg dhaqayso. ld dhaqaysad, dhaqaysi.
dhaqaysi ld dhaqaysasho.
dhaqayso Bar astaysan toog ku barasho.
dhaqdhaq1 1. Wax yar oo dufan ah ama caano ama biyo ama wax la mid ah oo wax lagu agloolo ama lagu xalo. 2. Caano ama biyo yar oo weel salkiisa ku haray. 3. ld dhaqdhaqid. dhaqdhaq2 Dhawr jeer biyo ku xalid. dhaqdhaqid eeg dhaqdhaq². ld dhaqdhaq¹ (3).
dhaqdhaqsasho eeg dhaqdhaqso.
dhaqdhaqso Degdegid; ku dheerayn.
dhaqid eeg dhaq. ld dhiqid.
dhaqlayn eeg dhaqlee. ld dhaqlays.
dhaqlays ld dhaqlayn.
dhaqlee Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.
dhaqmaad1 1. Dhaqmidda; asluub; nolol. 2. Wax la isticmaalay, wax aan cusub ahayn. dhaqmaad2 Dhaddig dad ama xoolo oo aan weli dhalmaddeyn. ld dhaqmaati. dhaqmaati ld dhaqmaad².
dhaqmid eeg dhaqan².
dhaqmo Hab wax loo dhaqo.
dhaqnaan eeg dhaqan³. ld dhaqnaansho.
dhaqnaansho ld dhaqnaan.
dhaqo 1. Wax si fiican u maamulasho. 2. Wax mayrasho.
dhaqsad 1. ld dhakhsiinyo, dhakhso¹, dhaqsiinyo, dhaqso 1. Degdeg; welwel. 2. ld dhaqsasho. ld dhakhsad.
dhaqsasho eeg dhaqso. ld dhakhsad, dhakhsasho, dhakhsi, dhaqsad (2), dhaqsi.
dhaqsi ld dhaqsasho.
dhaqsiinyo ld dhaqsad (1).
dhaqso1 1. (fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh. 2. ld dhaqsad. dhaqso2 Hawl qabashadeeda deddejin. ld dhakhso². dhaqsooli Farax la boodboodid.
dhaqsoolin eeg dhaqsooli. ld dhaqsoolis.
page : 108 of 218
<< < 103 104 105 106 107 108 109 110 111 112 113 > >>