Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qaqaan
jees  Qoys meel gooni ah deggan.
jeesad  ld jeensasho.
jeesasho  ld jeensasho.
jeesgogol  Harar yar oo lagu seexdo.
jeesi  ld jeensasho.
jeesjees1  1. Hadal si kibir ah loo yiraahdo oo cid lagu xumaynaayo; kajan; likaaco. 2. ld jeesjeesid. jeesjees2  Hadal kibir iyo digasho ku jirto cid u jeedin. jeesjeesid  eeg jeejees². ld jeesjees¹ (2).
jeeso  ld jeenso.
jeex1  1. Wax la kala dillaacshay qayb ka mid ah. 2. ld jeexo. Biyo mareen dhuuban. jeex2  Wax dillaacin. jeexan1  Wax dillaacay noqosho. jeexan2  Wax dillaacay ahaansho. jeexane  Harag ari oo loogu talaggalay in jil laga jeexo.
jeexasho  eeg jeexo².
jeexdin  1. Meel dillaacsan. 2. Meel godan oo dhulka ka hoosaysa. 3. Meel dillaacsan oo dhulka ku taal oo ay biyuhu maraan.
jeexgogol  Derin weyn oo la goglado.
jeexid  eeg jeex².
jeexmid  eeg jeexan¹.
jeexnaan  eeg jeexan². ld jeexnaansho.
jeexnaansho  ld jeexnaan.
jeexo1  Meel godan oo biyo mareen ah. ld jeex¹ (2). jeexo2  Wax cad ka dillaacsasho (maro, qare, maqaar iwm). jegi  ld gegi.
jel  (fiis.) Heehaab layofilik ah oo caadi ahaan deggan laakiin lagu khasbi karo, marka uu ku suganyahay xaalado gaar ah, inuu qayb xinijiroobo.
jeldi1  ld jildi¹. jeldi2  ld jildi². jeldisasho  ld jildisasho.
jeldiso  ld jildiso.
jeldiyasho  ld jildisasho.
page : 26 of 53
<< < 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 > >>

 

Exit mobile version