Ereyga Maanta: gurxan
lXarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.
la1Magacuyaal tilmaamaya in faluhu uu yahay qof aan la aqoon ama aan la caddaynin. Tus. “Waa la yiri”.
la2Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa oo tilmaamaya wehelin ama wax wada qabsi. Tus. “Cali buu la socdaa”, “Wuu ila shaqeeyaa”, “Kursigaan la tag!”.
la'Wax, wax ka maqanyihiin ahaansho.
la'aaneeg la'. ld la'aansho, la'i, li'i.
la'aanshold la'aan.
la'ild la'aan.
laald lay.
laab11. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. Meel leexsan; luuq; jiiro.
laab2Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
laab31. Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad. 2. Qalbi; niyad.
laab4Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.
laabadld laabasho.
laaban1Wax aan fidsanayn noqosho.
laaban21. Wax aan kala baxsanayn ahaansho. 2. Wax aan weli la samayn ahaansho.
laabashoeeg laabo. ld laabad.
laabato1. Meesha xubnaha waaweyni iska galaan oo laallaabata. 2. ld laabad.
laabbisQalin qori ah oo dhexda dhuxul madow uga jirto; qalin rasaas. ld laabis.
laabideeg laab4. ld laabis², laabniin.
laabis1ld laabis.
laabis2ld laabid.
laabjeex(daaw.) Kulayl iyo xanuun wada socda oo laga dareemo jadiinka iyo caloosha. ld laabqarrar.
laabla'Qof aan xusuus lahayn ahaansho.
laabla'aaneeg laabla'. ld laabla'aansho.
laabla'aanshold laabla'aan.
laablaab1Xeelad dan lagu fushanayo. ld laallaab.
laablaab21. Wax fidsanaa duudduubid. 2. Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid. ld laallaab².
laablaabadld laablaabasho.
laablaaban1Wax isku duudduubmay noqosho. ld laallaaban¹.
laablaaban2Wax isku duudduuban ahaansho. ld laallaaban².
1 2 3 4 5 6 > >>