Ereyga Maanta: hirqad
geeseyn eeg geese.
geesho ld gaash.
geesi Nin dhiirran oo aan cabsa.
geesigelin eeg geesigel.
geesiggeli Cid dhiirri.
geesiggelin eeg geesiggel.
geesinnimo Geesi ahaansh.
geesiyad Haweeney dhiirran oo aan cabsa.
geesley Xoolaha iyo ugaarta inta geesaha le.
geesmadow Ri'da'wey.
geesmarooq Orgi da'wey.
geesoole 1. Cayayaan leh labo gees dhaadheer iyo qolof adag. 2. Miro yicibeed oo aan la dhilin oo labadii qolfoodba le.
geestaan (1) ld geestahany.
geestaan (2) (daaw.) Xanuun laga dareemo dhabarka oo raaca dhinaca bowdada, lugta iyo cagta. Waxaana keena cadka labada laf-dhabar ku dhexjira oo qallala ka dibna meeshiisa ka baxa oo ruxa xididdada dareenka e ku yaal moxogga hoose ama araxda sar.
geestahanyo Cudur sinta dadka ku dhaca oo labada lugood lala gaabiya. ld geestaan.
geesxir (1) Neef lo'ah oo guri ku xiran oo aan dibad u daaq doona.
geesxir (2) Haweeney ninkeedii aan la noolayn oo diidaysa. ld geesaxi.
geeti Qof saarleyda booranaha ugu sareey.
gef (1) ld gaf.
gef (2) 1. (fiis.) Cabbiraadda ama qiyaasta aan la hubin ee xaddi. Tusaale ahaan, kulbeeg meerkari ah badanaaba waxa suurtaggal ah in heerkulka laga akhriyo darajada ugu dhow.. (xis.) Marka laga hadlayo saafid tireed gefafku waa laba nooc: a) g. duubid: jawab tireed aan sugnayn ee ku soo baxda xisaabinta; b) Gefaf la jare ah: waxa ay la xiriiraan xadad lagama maarmaan ah ee ku jira sugnida see.
gef (3) ld gaf.
gefer (1) 1. G. ah: u tuuridda xarig loo tuuro ceel dheer. 2. G. ah: fardo aan la ilaalin oo banjoog a.
gefer (2) Xarig dheer ceel u tuuri.
gefid ld gafi.
gefrid eeg gefer.
gefsad ld gefsash.
gefsan ld gafsa.
gefsanaan ld gafsanaa.
gefsanaansho ld gafsanaa.
gefsasho eeg gefso. ld gefsad, gefs.
<< < 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 > >>