Ereyga Maanta: qawadid
kab2Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
kab3Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.
kabaabHilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shiilo.
kabaabyeeMeel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.
kabaabyeyneeg kabaabyee.
kabaabyeysanWax kabaabyo hayso ahaansho.
kabaabyeysnaaneeg kabaabyeysan. ld kabaabyeysnaansho.
kabaabyeysnaanshold kabaabyeys-naan.
kabaabyo1. Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah. 2. Daawo la qaato oo jirka ka lumisa dareenka.
kabaabyooKabaa-byo dareemid.
kabaabyoodeeg kabaabyoo.
kabaal1. Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub. 2. Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.
kabaayXirmo hal ah oo hal mar qof qaado.
kabacadDhallinyaro rag iyo dumarba leh oo tumasho u banbaxday.
kabacaddayneeg kabacaddee.
kabacaddeeTumasho u go'doomid.
kabadhigeQori jilicsan oo kabaha marka la tolayo hoos looga dhigo.
kabajaaXasharaadka duula nooc ka mid ah oo ayaxa isku bahyihiin. ld kabajaan, kobojaa.
kabajaanld kabajaa.
kabalafuqRoob aan badnayn oo rayskiisu ku egyahay inta kabta soo raacda; kablakac.
kaballeefQof liidnimo darteed wax kasta oo dadnimada ku xun u hoggansama; kabaqaad.
kaban1(muus.) Alaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman.
kaban2Wax la kabey noqosho.
kaban3Wax la kabay ahaansho.
kabaqoysGeed nagaar dhulka ku fida, leh caleemo yaryar oo biyo ka buuxaan oo markii lagu istaago kabaha qooya.
kabar11. Janfar, jeefaar; dhalfo. 2. Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.
kabar2Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato.
kabaraad1Qab weyni dadka ku dhalata marka uu helo maal, wiilal, magac iwm.
kabaraad2Qab weyn muujin, qof yeeshay wiilal, maal, magac iwm.
kabaraadideeg kabaraad². ld kabaa-radis.
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 > >>