faaxis ld faafin¹.
faay1 ld faayid. faay2 Caafimaad qabid. faayid eeg faay². ld faay¹.
fac 1. Da'. 2. F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil. 3. ld faacad.
facaad ld fac (3).
facaayil eeg ficil.
facaysad ld facaysasho.
facaysasho eeg facayso. ld facaysad, facaysi, filaysad, filaysasho, filaysi.
facaysi ld facaysasho.
facayso Wax ama qof iskala fac dhigid. ld filayso.
fackaallo Qof nuguur ama dabeecad xun oo aan lala dhaqmi karin.
faclayn eeg faclee. ld facle (2).
facle 1. Orod afarqaadle ah oo aan xawli dheer lahayn oo ay ugaarta iyo xooluhu sameeyaan marka ay barwaaqaysanyihiin. 2. ld faclayn.
faclee Facle samayn.
facshar1 1. Ceeb iyo sharafdhac weyn. 2. ld facsharid. 3. Kashifaad. ld faxshar¹. facshar2 Facshar ku samayn; ceebeyn. ld faxshar². facsharan Qof la facsharayay noqosho. ld faxsharan.
facsharid eeg facshar². ld facshar1 (2), faxshar¹, faxsharid.
facsharmid eeg facsharan. ld faxsharmid.
fad 1. Daruur yar. 2. Wax yar oo meel ka soo go'ay. 3. ld fas.
fadal Raad noole oo dhulka qoday ama diisay.
fadallayn eeg fadallee.
fadallee Fadal samayn. ld fadli².
fadaq F. ah: qof badnaa da' yar oo aan xasilloonayn.
faddaaddo 1. Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn. 2. Dillaac dhaawac caallirasan. 3. Marin laga bixiyey deyr ama qoqob. 4. ld faddaro.
faddarayn eeg faddaree.
faddaraysan Wax la faddareeyey ahaansho.
faddaraysnaan eeg faddaraysan. ld faddaraysnaansho.
faddaraysnaansho ld faddaraysnaan.
page : 8 of 73
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>