ooro(daaw.) Cudur dhegaha xoolaha dushooda sare ku dhaca oo qolfo iyo finan u yeela.
ooroobideeg oorow.
oorowOoro qaad (xoolo).
ooryawalaalLaba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. ld ooryowalaal.
ooryawalaaloobideeg ooryawalaalow. ld ooryowalaaloobid.
ooryawalaalowLaba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow.
ooryowalaalld ooryawalaal.
ooryowalaaleeLabo nin ooryowalaal ka dhigid.
ooryowalaaleyneeg ooryowalaalee.
ooryowalaaloobidld ooryawalaaloobid.
ooryowalaalowld ooryawalaalow.
oosayt(baay.) Unug taran laga helo ugxansidaha xilliga oojiniisiska. Waxay ka timaadaa korriinka oogooniyamka.
ooyOohin sameyn. ld booy.
ooyideeg ooy. ld booyid.
ooysinNeef xoolo ah oo tacsi ahaan loogu geeyo reer nin oday ahi ka dhintay.
orCod wada jir ah oo dad meel fog jooga ka yeera.
or11. Dhar; maro. 2. Calal. 3. Bulka cawsa meyrada.
oraah1. hadal xigmad xambaarsan oo munaasabad ama waqti gaar ah loo adeegsado. 2. Ereyo la isu geeyey oo macna la fahmo sameeya. 3. Hadal. ld oroh.
oranjoLiin kulkulucsan, waxoogaa ka waaweyn liimadhanaanta oo macaan. ld araanjo.
ordideeg orod².
ordisiild orodsii.
ordisiinld orodsiin.
ordisiisld orodsiin.
organ(c.nafl.) Qayb ka mid ah jidhka noolaha oo u khaas ah, inay qabato hal shaqo ama in ka badan. Tusaale, xayawaanka: dhegaha, indhaha, sambabada iyo kelyaha. Tusaale, dhirta: caleemaha, xididdada iyo ubaxa. Organku wuxuu ka koobanyahay nudo badan oo kala duwan.
organ yareQayb kasta oo ka mid ah unugga, sida bu'da ama jeedalka, taas oo qabata shaqo gaar ah.
orgeeOrgi ri' tallaabid.
orgeyneeg orgee.
orgeysanRi' wax orgi u baahan ahaansho.
orgeysguurWaayidda uu sac ama ri' orgeysani waayo dibi ama orgi kuda (booda).
orgeysnaaneeg orgeysan. ld orgeysnaansho.
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 > >>