kabbi Caano iwm cid hal kabbo ka siin. ld kebbi.
kabbin eeg kabbi. ld kabbis¹, kebbin, kebbis¹.
kabbis (1) ld kabbin.
kabbis (2) ld kebbis².
kabbisan ld kebbisan.
kabbisid ld kebbisid.
kabbisii Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.
kabbisiin eeg kabbisii. ld kebbisiin.
kabbisnaan ld kebbisnaan.
kabbisnaansho ld kebbisnaan.
kabbo (1) 1. Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado. 2. Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
kabbo (2) Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid.
kabboo Kabbo sameyn.
kabbood (1) eeg kabboo.
kabbood (2) Lebbis qaab shaati leh qariya qoorta ilaa lawga, qaro uu dhaxanta ku celiyana leh.
kabboosho In yar oo caano, biyo iwm ah oo mar afka lagu qaado.
kabco (dii.) Dhismo muqaddas ah oo muslimiintu u jiheystaan markay tuka-nayaan, oo Maka ku yaal. ld kacbo.
kabee Cid kab ku garaacid.
kabeebey Ciyaar dhaqameed ragga iyo dumarku wada ciyaaraan, leh durbaan, jiib iyo jaan oo laga ciyaaro gobollada koonfureed.
kabid eeg kab³. ld kab¹ (3), kabniin.
kabiir Arday horjooge u ah arday Quraan.
kabixis K. ah: nafley xoog yaraatay qabow awgiis.
kablakac 1. K. ah: qof aan aad u fekerin. 2. K. ah: rayska kabta raaca.
kable Caleen dhul-beereedka ka baxda oo inta la kariyo soorta lagu iidaamo.
kabmid eeg kaban².
kabnaan eeg kaban³. ld kabnaansho.
kabnaansho ld kabnaan.
kabniin ld kabid.
kabo 1. (f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho. 2. (f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
kabrar (1) 1. Roobka badan ee da'a marka guga roobyaraan looga baqayo xilligii dhammaado. 2. Xalxal; barar.
<< < 869 870 871 872 873 874 875 876 877 878 879 > >>