laallaadid eeg laallaad². ld laalaadis².
laallaadin eeg laallaadi. ld laallaadis¹.
laallaadis (1) ld laallaadin.
laallaadis (2) ld laallaadid.
laallaadsan Wax meel ka lalmada ahaansho.
laallaadsanaan eeg laallaadsanaan. ld laallaadsanaansho.
laallaadsanaansho ld laallaadsanaan.
laalmid eeg laalan¹.
laalnaan eeg laalan². ld laalnaansho.
laalnaansho ld laalnaan.
laaluush (1) Lacag ama wax kale oo loo bixiyo ama loo qaato in arrin aan gar ahayn lagu fuliyo.
laaluush (2) Laaluush siin.
laaluushad eeg laaluusho.
laaluushan Wax laaluush qaatay ahaansho.
laaluushid eeg laaluush².
laaluushnaan eeg laaluushan. ld laaluushnaansho.
laaluushnaansho ld laaluushnaan.
laaluusho Cid dani ku xirantahay laaluush siisasho.
laam ld laan¹ (4).
laama (c.nafl.) Naasley geela la bah ah oo aan kurus lahayn, lagana helo Ameerikada koofureed, leh sur dheer oo dhuuban, dhego dhaadheer iyo dhogor jilicsan, cufan oo dhaadheer oo la rarto, hilibkeedana la cuno, dhogorteedana dhar laga sameeyo.
laamaddoo Lulmo darteed in yar indho isku qabasho.
laamaddood eeg laamaddoo.
laamalloodshe ld laamallooye.
laamallooye (bot.) Geed laan kaliya ka kooban oo dheer, jirriddiisuna dhuubantahay, dushana had iyo jeer ku leh caleemo cagaaran. ld laamalloodshe.
laamayn eeg laamee.
laambad 1. Qasac yar oo af dheer iyo dheg la qabsado leh oo la ifsado. 2. Nal.
laamee 1. Geed laamo yeelasho. 2. Ilmo laan yar la dhicid.
laami (1) Gufar madow oo ka hara badroolka, dhuxusha iwm oo lagu sameeyo waddooyinka.
laami (2) Badar karsamaya walaaqid.
laamin eeg laami².
<< < 937 938 939 940 941 942 943 944 945 946 947 > >>