Ereyga Maanta: raysmaggaarto
murjaan (2) 1. Dhagax-la-mood qaali ah, midabbo badan leh, ka samysma dheecaan adkaaday oo ay dhalaan bahallo yaryar oo badda ku jira, oo suuqiyadaha dumarku isku qurxiyaan laga sameeyo. 2. Wax kasta oo murjaanta laga sameeyo. ld marjaan.
murjeen ld murjaan¹.
murji 1. Xarig iwm si xun isugu marid. 2. Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid. 3. Cid murugo gelin. ld murgi.
murjin eeg murji. ld murgin.
murjis (1) Waran yar oo af dhuuban leh.
murjis (2) Geed-abaareed buuraha korkooda ka baxa oo xoolaha lagu dhacariyo.
murjuc Ilmo yar oo markaas dhashay; muluq. ld murjuq, murjux.
murjuq ld murjuc.
murjux ld murjuc.
murke Weel yar oo xoolaha lagu maalo.
murkucad ld murgucasho.
murkucasho ld murgucasho.
murkuco (1) ld murguco¹.
murkuco (2) ld murguco².
murkucsan ld murgucsan.
murkucsanaan ld murgucsanaan.
murkucsanaansho ld murgucsanaan.
murkud Xabag aad u macaan oo uu dhalo geedka gubaalida ama xiiska.
murmi Cid muran gelin.
murmid eeg muran².
murmin eeg murmi.
murqaami ld marqaami.
murqaamid ld marqaamid.
murqaamin ld marqaamin.
murqaan (1) ld marqaan¹.
murqaan (2) ld marqaan².
murqaansan ld marqaansan.
murqaansanaan ld marqaansanaan.
murqaansanaansho ld marqaansanaan.
murqaansanow ld marqaansanow.
<< < 1098 1099 1100 1101 1102 1103 1104 1105 1106 1107 1108 > >>