caadyaalnimoCaadyaal ahaansho (Ilaahay).
caafiCid caafimaad siin (Eebbe).
caafimaad1Cudur iyo jirro la'aan.
caafimaad2Cudur, jirro iwm ka bogsasho.
caafimaad-beeleed(daaw.) Ka hortag cudur ama horumarin caafimaad oo ka baxsan isbitaal oo khuseeya xannaanada bulshada ama qayb ka mid ah bulshada sida: carruurta, dumarka iyo waayeelka. Hawshaas oo lagu fulinayo baaritaan takhtareed iyo sheybaar joogto ah.
caafimaaddarroXaaladda nafley jirran ku sugan tahay.
caafimaadiNafley caafimaad siin (Ilaah).
caafimaadideeg caafimaad².
caafimaadineeg caafimaadi.
caafimaadqab1Xaalad caafimaad leh oo nafley ku sugnaato. ld caafimaadqabid.
caafimaadqab2Xaalad cafimaad ku sugnaan.
caafimaadqabideeg caafimaadqab². ld caafimaadqab¹.
caafimaadsanWax caafimaad leh ahaansho.
caafimaadsanaaneeg caafimaadsan. ld caafimaadsanaansho.
caafimaadsanaanshold caafimaad-sanaan.
caafineeg caafi. ld caafis.
caafisld caafin.
caafiyadXaalad cudur la'aan ee ay nafley ku sugnaato; fayoobi. ld caafiyo.
caafiyold caafiyad.
caag11. Adke loodsame ah, si fudud u gubta oo waxyaabo badan laga sameeyo. 2. (-gag, m.l) Wax kasta oo balaastiig ka sameysan. 3. Meel yara godanoo biyo qabatin leh.
caag2Walax loo yeeli karo qaab marka la adeegsado kul ama cadaadis. Caagagga badankooda waxa laga sameeyaa “xabko” macmal ah oo la tarmiyey.
caag3Ka c.: gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'id.
caaggan1. Wax gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'ay ahaansho. 2. Ka c.: ka reeban.
caagganaaneeg caaggan. ld caagga-naansho.
caagganaanshold caagganaan.
caagideeg caag³.
caajiQof in uu wax ka caago gayeysiin.
caajineeg caaji.
caajis11. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacayb, wahsi badan. ld cajis¹.
caajis2Hawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabasho bilaabid; soo tabaryarayn. ld cajis².
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>