carceer (2) Wax muuqaalkiisa libdhid.
carceerid eeg carceer². ld carceer¹.
carceero 1. ld ciiraciiro. Muuqaal ciiro ku jirto. 2. Kaalmo; gargaar.
carceersasho eeg carceerso. ld carceersi.
carceersi ld carceersasho.
carceerso Wax muuqaalkiisa libdhid.
carcoorri (1) Bawdaqaawis been ah; garmaame.
carcoorri (2) Bowdaqaawis samayn; garmaamayn.
carcoorrin ld caarcooriyid.
carcoorriyid eeg carcoorri². ld carcoorrin.
card-alxaal Baryo, tuugmo; arji, codsi, talo.
cardaaduq Burbur. ld cardaaduqe.
cardaaduqe ld cardaaduq.
cardiif Midab caddaan xigeen ah.
cardun ld curdan.
caree Nafley xanaaq dagaal geliya ku abuurid.
carfad ld qarfad¹.
carfid eeg caraf².
cargaag (1) Cabaadka uu sameeyo awr weyn. ld margaag¹.
cargaag (2) Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag².
cargaagid eeg cargaag². ld margaagid.
cargaagtamid eeg cargaagtan². ld cargaagtan¹.
cargaagtan (1) ld cargaagtamid.
cargaagtan (2) 1. Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo. 2. Muran aan go'aan lahayn ku hadlid.
cargo Laan ama miro curdan ah.
cargun Doog aad u jilicsan.
cari 1. (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin. 2. (f.mg) Neef rimman candho keenid.
carid ld cartamid.
cariigsad ld cariiqsasho.
cariigsasho ld cariiqsasho.
<< < 219 220 221 222 223 224 225 226 227 228 229 > >>