Ereyga Maanta: gurxan
cawadhaxmee Meel loo socdo hal habeen u dhixid.
cawadhaxmeyn eeg cawadhaxmee.
cawadhaxmo Habeendhax.
cawaggud Nooc quraanyada ka mid ah, gudguduudan, koox-koox u socota, qaniinyo kulul oo habeenkii socota.
cawaguddo Caws balka galleyda u eg oo sida badan beeraha ka soo dhasha oo haddii la falo si dhaqso ah u soo baxa.
cawameer 1. Nafley habeenkii wareegta. 2. Dhillo. 3. Cuntub gaar ah, ilaalo.
cawan Wax cawo leh ahaansho.
cawanaan eeg cawan. ld cawanaansho.
cawanaansho ld cawanaan.
cawannimo ld Habeennimo.
cawar (1) 1. Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah. 2. Qof il la'ama nabar ku leh. ld cawir¹.
cawar (2) 1. Nafley dhaawac gaarsiin. 2. Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir².
cawaraad ld cawarid.
cawaran (1) Wax la cawiray noqosho. ld cawiran¹.
cawaran (2) Wax la cawiray ahaansho. ld cawiran².
cawarid eeg cawar². ld cawaraad, cawiraad, cawirid.
cawarmid eeg cawaran¹. ld cawirmid.
cawarnaan eeg cawaran². ld cawarnaansho, cawirnaan, cawirnaansho.
cawarnaansho ld cawarnaan.
cawarnimo (daaw.) Labada indhood oo kala qalloocda.
cawaroobid eeg cawarow. ld cawiroobid.
cawarow Wax il beelay ama nabar ka gaaray noqosho. ld cawirow.
cawaweer (1) Nooc ka mid ah libaaxbadeedka.
cawaweer (2) Waqtiga ay qorraxdu dhacdo oo aan si fiican wax loo arag; himhimow. ld cawaweero.
cawaweero ld cawaweer².
cawbaar Caw ka baxda geedka baarka.
cawd (1) 1. Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo. 2. Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.
cawd (2) Xoolo badan meel isugu ururin.
cawdan Wax la cawday ahaansho (xoolo badan).
cawdasho eeg cawdo.
<< < 231 232 233 234 235 236 237 238 239 240 241 > >>