Ereyga Maanta: gadaalabbar
raadqaadideeg raadqaad. ld raad-gamid.
raadqaadnaaneeg raadqaadan. ld raadqaadnaansho.
raadqaadnaanshold raadqaadnaan.
raadraac1Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid.
raadraac2Arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda raadin.
raadraacideeg raadraac². ld raad-raac¹.
raadreebidWaxyaabaha loo keydiyo taariikh ahaan.
raadsashoeeg raadso. ld raadsi.
raadsild raadsasho.
raadso1. Wax maqan daydayasho (qof). 2. Wax meel lagu ogaa ka doonasho.
raadtirashoeeg raadtiro.
raadtiroQof si aan raadkiisa loo arkin u socosho.
raadyoosonde(c.cimi.) Qalab iskiis isu rikoorgareeya oo lagu isticmaalo mitroolojiga, badanaa cabbi-raadda cadaadiska sare, isaga oo wata laliye ku dhigan balloon haydrojiin ka buuxdo.
raaf11. Qoobka hoose ee qanjaafuuluhu ku dahaaranyihiin ee lo'da ama ariga midkood. 2. Olole dad dan gaar ah laga leeyahay oo khasab lagu dumo; qafaal.
raaf21. Nafley xasuuqid. 2. Dad khasab ku ururin.
raafdillaac(daaw.) Cudur ku dhaca labada raaf ee xoolaha dhexdooda oo ka dhasha qoyaanka. ld raafqarrar.
raafideeg raaf².
raafqarrarld raafdillaac.
raag11. Waqtiga uu shay soconayo, muddo. 2. Daah, habsaan.
raag21. Daahid. 2. Waqti badan jirid.
raagideeg raag². ld raagis.
raagisld raagid.
raagsadld raagsasho.
raagsashoeeg raagso. ld raagsad, raagsi, raagsiino, raagsiinyo.
raagsild raagsasho.
raagsiinold raagsasho.
raagsiinyo1. ld raagsasho. 2. Daahid badan.
raagsoWax imaatin-koodu dib u dhacay daahsasho.
raaji1. Wax cumrigooda dheerayn. 2. Wax daahin.
raajineeg raaji. ld raajis.
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 9 > >>