dalcadTaag; tiiro.
daldaalyayneeg daldaalyee.
daldaalyeeCid, daldaalyo badid (qof).
daldaalyoIsbeddel xun oo cid ku dhaca.
daldal1ld daldalid.
daldal21. Alaab iwm meel ka gurid iyadoo hadba in la qaadayo. 2. Wax si xad-dhaaf ah u cunid ama cabbid.
daldal3Xarig siriq leh oo meel sare ka soo laalaada qof ku merjin. ld deldel².
daldalaadld daldalid.
daldalanWax la deldelay ahaansho. ld deldelan.
daldalan1Hadal badan oo aan nuxur lahayn.
daldalan2D./iskad.: hadal badan oo aan macno lahayn ku hadlid.
daldalashoeeg daldalo.
daldalideeg daldal². ld daldal¹.
daldalid1eeg daldal². ld daldal¹, daldalaad, deldel¹, deldelaad,deldelid
daldalmideeg daldalan².
daldalnaaneeg daldalan. ld daldalnaansho, deldelnaan, deldelnaan- sho.
daldalnaanshold daldalnaan.
daldaloWax meel wada yaal hadba in ka qaadasho.
daldalool11. Daloollo badan oo uu weel iwm yeesho. 2. Iimo; ceebaal. ld dulduleel¹.
daldalool2Wax daloollo badan yeelasho. ld dulduleel².
daldalooliWax daloollo badan yeelid. ld dulduleeli.
daldaloolideeg daldalool². ld dulduleelid.
daldaloolineeg daldalooli. ld daldaloolis, dulduleelin, dulduleelis.
daldaloolisld daldaloolin.
dalee1. Wax cusboonaysiin ama qurxin. 2. Guri, meel ay hawo ka soo gasho u yeelid. 3. Dhul wax lagu beeri jiray in muddo ah nasin.
daleel1. Meel bannaan oo aan dugsi lahayn. 2. D. ah: meel cidla'ah.
dalideeg dal².
daliig11. Jilcinta lagu sameeyo caw, maqaar iwm iyadoo qalab gaar ah la adeegsanayo. 2. Daaweynta muruq jirran iyadoo faraha la adeegsanayo. ld daliigid.
daliig21. Cad dhuuban, dheer oo ka samaysan maro, caw, maqaar iwm. 2. Xarriiq dheer, dhuuban oo wax ku dul taal.
daliig31. Caw, maqaar iwm qalab gaar ah oo looga tala galay ku jilcin. 2. Muruq jirran faraha ku daaweyn.
<< < 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 > >>