Ereyga Maanta: qoto-ekeeye
jilbajoog (1) Istaagga jilbaha lagu istaago.
jilbajoog (2) Cid jilbo isku taagid.
jilbajoogid eeg jilbajoog².
jilbajoogsad ld jilbajoogsasho.
jilbajoogsasho eeg jilbajoogso. ld jilbajoogsad, jilbajoogsi.
jilbajoogsi ld jilbajoogsasho.
jilbajoogso Qof jilba ku istaagid.
jilbajooji Cid jilbaha ku istaajin.
jilbajoojin eeg jilbajooji. ld jilbajoojis.
jilbajoojis ld jilbajoojin.
jilbaysan ld jidbaysan.
jilbaysnaan ld jidbaysnaan.
jilbaysnaansho ld jidbaysnaan.
jilbee Wax jilbo la dhicid.
jilbeyn eeg jilbee.
jilbis Halaq aad u madow oo waabaayo daran leh.
jilbo ld jidbo.
jilboo ld jidboo.
jilbood ld jidbood.
jilcan 1. Wax la jilciyey ahaansho. 2. Wax jileec ka muuqdo ahaansho.
jilcanaan eeg jilcan. ld jilcanaansho.
jilcanaansho ld jilcanaan.
jilci 1. Wax jileec ka dhigid. 2. Wax sahal ka dhigid.
jilcid eeg jilic.
jilcin eeg jilci.
jilciso ld jilicso.
jildi (1) Galka buugta iyo kutubta dusha looga dahaaro. ld jaldi¹, jeldi¹.
jildi (2) Buug ama kutub gal dusha uga dahaarid. ld jaldi², jeldi².
jildin ld jildiyid.
jildis ld jildiyid.
<< < 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 > >>