garbadduubid eeg garbadduub². ld gardadduubi.
garbadduubnaan eeg garbadduuban. ld garbadduubnaansho, gardadduub- naan, gardadduubnaans.
garbadduubnaansho ld gardadduub- naa.
garbadhac1 Kala rayn waayidda ay kala rayn waayaan laba qof oo legdemaay. garbadhac2 Laba qof oo legdemaaya, kala rayn waayi. garbadheere Biicid lab oo aan weyney.
garbadhicid eeg garbadhac .
garbaggale Shaati. ld garbaggash.
garbaggarbow ld garba.
garbaggashi ld garbaggal.
garbaggoroyo Dhirta faleenka, shalabowga, waabaayada leh dadka ka shaqaysta. ld garabgoroy.
garbarraar Bayd faal, oo manjaha iyo tan ka sarreysa min hal ka ah, madaxa iyo tan ka hoosaysana min lab.
garbasaar Maro jilicsan oo haweenku kor ka qaataa.
garbasaarad ld garbasaarash.
garbasaarasho eeg garbasaaro. ld garbasaara.
garbasaaro Garbasaar isku dadi.
garbi1 Geed cadaadka u eg kase wey. garbi2 1. Cid, garab ku riixid. 2. Wax, garab ku qaadi. garbin eeg garbi². ld garbi.
garbis ld garbi.
garbixi Arrin la isku hayo cid kala doodi.
garbixin eeg garbix.
garbo1 Xiddigaha dallaallida u horreeya oo u dhexeeya dirirka iyo bayaxawd. garbo2 Meel godan oo biyo ku jiraan oo qusur ah oo ay sameeyaan biyaha kor ka soo dhaca; galxiddigaal. garcad ld garcash.
garcadde Bariid ama baasto aan sanuunad ama suugo lahayn oo caano ama iidaan kale lagu daray. ld gaarcadd.
garcasho eeg garco. ld garcad, garci.
garceesaan 1. Geed boqoshaaga u eg oo badanaaba dundumooyinka ka baxa. 2. Magac loogu yeero qof leh gar dhuuban sida midka ceesaank.
garci Haweeney meher la'aan uuray.
garcid ld garcash.
page : 39 of 102
<< < 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 > >>