Ereyga Maanta: kelmi
jilladan (2) ld jalladan².
jilladasho ld jalladasho.
jilladid ld jelledid.
jilladmid ld jalladmid.
jilladnaan ld jalladnaan.
jilladnaansho ld jalladnaan.
jillado ld jallado.
jillaw Mayraxda adag ee u dhexeysa qolofta iyo mullaaxda geedka.
jilleey Dad, lo'aan reerkeedii la joogin haya; bulsho.
jilliin-sagaaro Ilmaha sagaarada (lab dheddigba); jiis.
jilnaan eeg jilan. ld jilnaansho.
jilnaansho ld jilnaan.
jilqab Dhul dihin oo aan dhirtiisa weli la jarin.
jimaad Da'; eyni.
jimayn eeg jimee.
jimbac (1) 1. (bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo laamo dhuudhuuban leh oo aan qodax lahayn oo caraf gaar ah leh. 2. ld jimbicid.
jimbac (2) Wax dhinac u leexin.
jimbacad ld jimbacasho.
jimbacan (1) Wax la jimbacay noqosho.
jimbacan (2) Wax dhinac u leexsan ahaansho.
jimbacmid eeg jimbacan¹.
jimbacnaan eeg jimbacan². ld jim-bacnaansho.
jimbaco Wax dhinac u leexsasho.
jimbici Wax dhinac u leexin.
jimbicid eeg jimbac². ld jimbac¹ (2).
jimbicin eeg jimbici.
jimcabarqadle ld jimcobarqadle.
jimce ld jamce.
jimci 1. Si naxariis iyo turaal leh qof jirka ugu duugduugid. 2. Harag jilcin.
jimcin eeg jimci.
<< < 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 > >>