Ereyga Maanta: fullaacsan
daltabyeysnaaneeg daltabyeysan. ld daltabyeysnaansho.
daltabyeysnaanshold daltabyeysnaan.
daltabyoQaban waayidda ay nafley qaban weydo dal ku cusub oo aaney horay u joogi jirin.
daltabyooDaltabyo dareemid (nafley).
daltabyoodeeg daltabyoo.
dalwiCeel wadaan u ridid (qof).
dalwineeg dalwi.
dalxiis11. Tegidda meel la tago iyadoo looga danleeyahay raaxeysi iyo daawasho. 2. D. ah: qof meel tamashle iyo raaxeysi u jooga.
dalxiis2Meel tamashle iyo raaxeysi ku tegid.
dalxiiseQof meel tamashle iyo raaxeysi ku jooga.
dalxiisideeg dalxiis².
dalxiisnimoDalxiis ahaansho (qof).
dalyaqaanD. ah: qof dal dabeecaddiisa, degaankiisa iwm aqoon u leh.
dam1. D. dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa. 2. D. ka sii: wax burburin; wax seexin.
damaaciD. ah: qof damac badan.
damaanFallaar weyn waranka u eg oo aan dhega lahayn. ld dabaan.
damaashaad1Ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maalin taariikh weyn leh.
damaashaad2Maalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh ku muujin.
damaashaadideeg damaashaad².
damac11. Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho. 2. Rabitaan. 3. ld damcid.
damac21. Hunguri weynaan dheeraad ah wax u yeelasho (cid). 2. Wax rabid (cid). Tus. “Waxaan damcay in aan Diinsoor aado.”
damacsanWax, wax gaar ah damac u hayo ahaansho.
damacsanaaneeg damacsan. ld damacsanaansho.
damacsanaanshold damacsanaan.
damal1. Qurac weyn oo har badan. 2. Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal. 3. Caws dumaa ah.
damaqld danaq.
dambaab1ld dembaab¹.
dambaab2ld dembaab².
dambaabas1Sheelidda wax xogtooda la ogyahay la qariyo.
dambaabas2Wax xogtooda la ogyahay qarin.
<< < 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 > >>