Ereyga Maanta: caynaano
gareed  Midabka fiilka iyo caddaanka u dhexeey.
gareen  Nooc kalluunka badda ka mid ah oo af dubba ah le.
garfaad  Libaax badeedka jaad ka mid ah oo leh oogo xaleefsan oo u eg shimbir duulaya iyo dabo sida xarig yar u dhuuba.
garfeer  Shanlo yar oo badanaa garka lagu feer.
gargaar1  1. Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh. 2. G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar. gargaar2  U g.: cid taakulayn. ld gergaar. gargaar-degdeg  (daaw.) Habab takhtareed oo la adeegsado marxaladaha lama filaanka ah dhakhsana u baahan si loogu gargaaro qof dhaawacmay ama buka inta an isbitalka la jiifi.
gargaarid  eeg gargaar². ld gergaari.
gargaarsad  ld gargaarsash.
gargaarsasho  eeg gargaarso. ld gargaarsa.
gargaarsimo  ld gargaar.
gargaarso  Cid gargaar ka dooni.
gargaro  ld garaggar.
gargeer  ld gargoo.
gargelyo  Garawsashada cid xumaan laga galay la garawsado iyadoo loo hoyanay.
gargelyoo  U g.: cid xumaan laga galay u hoysasho si loo raali geliy.
gargelyood  eeg gargelyo.
gargeyr  Duqow; guurt.
gargoo  U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haysta dhexdhexaadi.
gargoof  ld gargoo.
gargoor  Nooc ka mid ah cawska biyaha ka dhex baxa oo dado aqallada; naqdac. ld gargeer, gargoo.
gargoorre  1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Magac meel ku yaal Iskushuban u dho.
gargooyo  Dhexdhexaadinta la dhexdhexaadiyo laba qof oo gar isku hayst.
gargoyn  eeg gargo.
gargudbi  Webi, war, haro iwm labadooda dhan isaga gudbi.
gargudbid  eeg gargudub.
gargudbin  egg gargudbi. ld gargudbi.
gargudbis  ld gargudbi.
gargudub1  ld gargudbi. gargudub2  Webi, haro, war iwm labadeeda dacal isaga gudbi.
page : 41 of 102
<< < 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 > >>