Ereyga Maanta: dhabataysi
khamraysan  Ahaansho qof khamri cabsan.
khamraysnaan  eeg khamraysan. ld khamraysnaansho.
khamraysnaansho  ld khamrays-naan.
khamri  ld khamro.
khamriyacab  Qofka khamriga cabba.
khamro  Wax kasta oo la cabbo oo aalkol ku jirto oo lagu sakhraamo. ld khamri.
khamsiin  (juqr.) (Carabi) Dabayl koonfurlayda kulul oo qallalan oo ka dhacda masar, waxay la xiriirta sirookada woqooyiga Afrika.
khaniis  Baane; siiba midka carruurta faraxuumeeya.
khanni  Qolalka iyo hulalka alaabada lagu guro (markab, dooni iwm).
khansiir  Naasley jaadad badan leh oo Muslinka iyo Yuhuudda maahee dadka kale hilibkiisa cunaan.
kharaab1  K. ah: qalab gabay hawshuu qabanayey. ld kharraab¹. kharaab2  1. Shaqeyn waayid (qalab). 2. Hawl gabid (qalab). ld kharraab². kharaabi  Kharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi.
kharaabid  eeg kharaab². ld khar-raabid.
kharaabin  eeg kharaabi. ld khar-raabin.
kharaabsan  Ahaansho wax kharaabay. ld kharraabsan.
kharaabsanaan  eeg kharaabsan. ld kharaabsanaansho, kharraabsanaan, kharraabsanaans.
kharaabsanaansho  ld kharaab-sanaan.
kharaar  ld xaraar¹.
kharaaraansho  eeg kharaarow. ld xaraaraansho.
kharaari  Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
kharaarin  eeg kharaari. ld xaraarin.
kharaarow  1. Wax kharaar noqosho. 2. Wax adkaaday noqosho (arrin). ld xaraarow.
kharaf  Qof fudud oo iska hadla oo warkiisa aan waxba laga soo qaadin.
kharaj  Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash.
kharajgarayn  eeg karajgaree. ld kharashgarayn.
kharajgaree  Lacag iwm kharaj ahaan u bixin. ld kharashgaree.
kharash  ld kharaj.
kharashgarayn  ld kharajgarayn.
kharashgaree  ld kharajgaree.
page : 43 of 73
<< < 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 > >>