dammaad1Wareer culus oo qofku kala garan waayo meesha iyo waqtiga uu joogo.
dammaad2Wareer culus oo meesha iyo waqtiga la joogo lala kala garan waayo la kulmid.
dammaadideeg dammaad².
dammaadsanWax dammaaday ahaansho (qof).
dammaadsanaaneeg dammaadsan. ld dammaadsanaansho.
dammaadsanaanshold dammaad-sanaan.
dammaan1. ld lammaan 1. Heshiis qoraal ama af oo caddeynaya in la fulin doono wax lagu heshiiyey; ballanqaad. 2. Ari d. ah: ariga inta jarka ah oo loogu talagalay iib.
dammaanad1ld dammiinasho.
dammaanad2ld dammiinad².
dammaanashold dammiinasho.
dammaanold dammiino.
dammanQof maskax ahaan aan baraarugsanayn ahaansho; maahsan.
dammanaaneeg damman. ld dammanaansho.
dammanaanshold dammanaan. damme s. ld dambe.
dammeer1ld dameer¹.
dammeer2ld dameer².
dammiinld damiin.
dammiin1Qof la yaqaan oo qof kale mas'uul ka noqda. ld damiin¹.
dammiin2Qof kale mas'uul ka noqosho (qof). ld damiin².
dammiinad1ld dammiinasho.
dammiinad2Naag dammiin ah. ld damiinad², dammaanad², lammaa- nad².
dammiinashoeeg dammiino. ld damiinad¹, damiinasho, dammaanad¹, dammaanasho.
dammiinideeg dammiin². ld damiinid, lammaanid.
dammiinnimoDammiin ahaansho. ld damiinnimo.
dammiinnimo1ld damiinnimo.
dammiinoCid damiin ka noqosho. ld damiino, dammaano, lam-maano.
dammootild tammooti.
damqadld danqasho.
damqashold danqasho.
damqild danaq.
<< < 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 > >>