anfariirid eeg anfariir². ld anfariir¹.
anfariirin eeg anfariiri.
anfariirsan Wax anfariir hayo ahaansho. ld hanfariirsan.
anfariirsanaan eeg anfariirsan. ld anfariirsanaansho.
anfariirsanaansho ld anfariirsanaan.
anficid eeg anfac². ld anfac¹ (3).
angar (1) ld angarid.
angar (2) 1. Qof meel cidla ah uga tegid. 2. Qof dhibaato ku dhaafid.
angaran (1) Wax la angaray noqosho.
angaran (2) Wax la angaray ahaansho.
angarid eeg angar². ld angar¹.
angarmid eeg angar¹.
angarnaan eeg angaran². ld angarnaansho.
angarnaansho ld angarnaan.
anguubyo ld anguugyo.
anguugyo Dareen murugo gocosho ku dheehan tahay leh. ld anguubyo.
anhaydaraydh (kiim.) Iskudhiska sameysma marka biyo laga saaro mid kale. Ogsaydho bir-ma-ahayaal ah oo badan ayaa ah asiidho anhaydaraydh ah: tusaale ahaan CO waa anhaydaraydhka H CO ; SO waa anhaydaraydhka H SO.
ani ld aniga.
aniga Magacuyaal tilmaamaya qofka kowaad ee kelida ah oo ebyoon ah (hadlaha ama qoraha). ld ani.
animoomitir (fiis.) Qalab lagu cabbiro xawaaraha iyo jihada dabaysha iyada oo halbeeggu yahay intaas oo mayl saacaddiiba ama intaas oo mitir ilbiriqsigiiba.
aniyo Macacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani'iyo 'iyo'.
anjiina-bektores (daaw.) Xanuun naaska bidix hoostiisa oo ku fida garabka, gacanta bidix iyo surka. Badanaa wuxuu ka yimaadaa shaqo badan oo jirku sameeyo, nasashadana waa lagu nafisaa.
anna (1) Magacuyaal qofka kowaad oo ka kooban 'ani'iyo 'na'.
anna (2) ld annaga.
annaaniyad (c.naf.) Mowqifka ama dabeecadda ku tusaysa in aad adiga is muujisid naftaada keliya, ama aad aaminsantahay in aad ka muhimsantahay dadka kale, adigoo aan xaqiiqsan, mudnaan gaar ahna aad is siisid.
annaga magacuyaal tilmaamaya qofka kowaad ee wadarta ah oo ka baxsan kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayo. ld anna².
annilliida (baay.) Faylam ka mid ah laf dhabarla'da oo ka kooban goryaanno maraaraysan, tusaale: dirxi dhuleed. Anniliiduhu wuxu leeyahay jidh jilicsan oo dhululubaysan kaas oo ay ka muuqdaan maraaro. Maraarahaasi waxay aad uga muuqdaan dhinaca dusha iyaga oo u taxan sida fargallada ama kaatun. Dhinaca gudaha maraar kasta waxa tan kale u dhexeeya xuub iyo xaad dag.
anoo Magacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani'iyo 'oo'.
anoofeles (baay.) Kaneecada dheddig oo qaadda noolaha duumada keena, dadkuna qaniinyadeeda ayaa duumada u keena.
anqaas Hoore madow oo ka samaysan dhuxul, xabag, caano ama biyo isku riiqan oo ardada dugsiga quraanka wax ku qortaan. ld inqaas.
<< < 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 > >>