Ereyga Maanta: caynaano
gashin  ld geshi.
gasho  1. (f.g) Wax la fasilay xirasho. 2. (f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm). 3. (f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho. Tus. “Jeebka lacagta gasho.
gasiimasho  ld gesiimash.
gasiimo  ld gesiim.
gasiin  Cunto; calaf; dheef; dhuuni. ld gesii.
gasiir  ld gesii.
gaso  1. Raarta xerada xoolaha. 2. Xera xoolad. 3. Meel siman, dhir badan leh, biyabaxo ah oo buuro u dho.
gastiriite  (daaw.) Halamacoodka xuubka daboola caloosha gudaheed.
gaw  1. Isku g.: isku jin ah, isku jaan go'an. 2. (sh.r) ld gawsii. G. ka sii: cod lagu muujiyo wax tumidda. ld go.
gaw1  1. Jar dheer; qar. 2. Weel afkiisa sare. ld go(ø). gawaad1  Nin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaa. gawaad2  U g.: nin iyo naag isu gay. gawaadad  Haweeney, rag iyo naago isu geys.
gawaadid  eeg gawaad.
gawaami  Ku g.: wax dhul ku dhufasho. ld gawaan.
gawaamin  eeg gawaami. ld gawaamis, gawaanin, gawaani.
gawaamis  ld gawaami.
gawaan  Dhul didib ah oo ada.
gawaani  ld gawaam.
gawaanin  ld gawaami.
gawaanis  ld gawaami.
gawaanraac1  1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lumidda xoolo badani lumaan. ld gawaanraaci. gawaanraac2  1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumi. gawaanraaci  1. Xoolo badan didin. 2. Wax dhumi.
gawaanraacid  eeg gawaanraac². ld gawaanraac.
gawaanraacin  eeg gawaanraaci. ld gawaanraaci.
gawaanraacis  ld gawaanraaci.
gawaari  eeg gaari.
gawar  1. Raxan gorayo ah. 2. Taag aan geedo lahay.
gawdiid1  Taagnaan badan oo meel lala istaago jirro, dhibaato iwm awgeed. ld gawriir.
page : 49 of 102
<< < 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 > >>