qaxaanqixid eeg qaxaanqax². ld qaxaanqax¹, qaxanqax¹, qaxanqixid.
qaxan (1) 1. Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin. 2. ld qaxmid.
qaxan (2) Dhuxul, wax shidmay noqosho.
qaxanqax (1) ld qaxaanqax¹, qaxaanqixid.
qaxanqax (2) ld qaxaanqax².
qaxanqixid ld qaxaanqixid.
qaxar (1) ld qahar¹.
qaxar (2) ld qahar².
qaxbad ld qabxad, qaxaabad.
qaxbo ld qabxad.
qaxi ld qixi.
qaxid ld qixid.
qaxin ld qixin.
qaxmi Dhuxul shidid.
qaxmid eeg qaxan². ld qaxan¹ (2).
qaxmin eeg qaxmi.
qaxooti Dad dalkoodii nabadgelyo la'aan, abaar iwm awgeed uga cararay.
qaxraan ld qahraan.
qaxran ld qahran.
qaxranaan ld qahranaan.
qaxranaansho ld qahranaan.
qaxrid ld qahrid.
qaxsan 1. Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho. 2. Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
qaxsanaan eeg qaxsan. ld qaxsanaansho.
qaxsanaansho ld qaxsanaan.
qaxsasho eeg qaxso.
qaxso 1. Dad, xoolo iwm cabsi awgeed meel ugala cararid. 2. Dhuxul shidasho.
qaxwayn eeg qaxwee.
qaxwe Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo shaah ahaan loo cabbo. ld qahwe, qaxwo.
qaxwee Qaxwe cabbid.
<< < 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 > >>