gawdiid2 Jirro, dhibaato iwm awgeed meel la istaagid. ld gawriir. gawdiidid eeg gawdiid². ld gawriiri.
gaweed U g.: nin iyo naag aan isqabin isu gey.
gawl Sumad xoolaha dhegaha looga yeelo ayadoo dhegaha dacalkooda la gooynayo. ld gow.
gawlallo ld gowlall.
gawnax Labada dhinac ee surka midkoo.
gawr Xubinta taranka haweenk.
gawrac1 ld gawraci. gawrac2 Neef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; gowrac, biray. gawracan Wax gawrac la mariyey ahaansh.
gawracasho eeg gawrac.
gawracato 1. Cudur cunaha ku dhaca oo halis ah. 2. Cudur faraha lugaha jeexjeex.
gawracnaan eeg gawracan. ld gawracnaansh.
gawracnaansho ld gawracnaa.
gawraco Neef xoolaad gawrac marsash.
gawre Dhaxan badan oo marka dayrtu dhammaato dhacd.
gawricid eeg gawrac². ld gawrici.
gawricis ld gawrici.
gawriir1 ld gawdiid. gawriir2 ld gawdiid. gawriirid ld gawdiidi.
gawsii Ka g.: wax tumid. ld gaw (2.
gawsiin eeg gawsi.
gaxandho Geed nagaar faalala, xooluhu cunaan, dhalo miro qodax leh oo markay qallalaan muda dadka iyo xoolaha. ld gacandho, gocondh.
gaxarataysasho eeg gaxartayso. ld gaxaratays.
gaxarataysi ld gaxarataysash.
gaxaratayso Gaxarato cuni.
gaxarato Cunto la bisleeyey inta weelka salkiisa ku dhegta; guggu.
gaxarbe 1. Dacool midab sharax-sharax ah iyo qaabab kala duwan leh oo badda laga helo. 2. Roob badan oo muddo dhac da'a. 3. Dhagax adag, midab gaduudan leh oo loo isticmaala qurxinta dhismayaasha. ld kaxarb.
gaxash 1. Nooc kalluunka badda ka mid ah. 2. Nagaar geel. 3. Nagaar geelu daaqiddiisa jecelyaha.
page : 50 of 102
<< < 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 > >>