Ereyga Maanta: xilqaan
gayaan G. ah: laba qof oo guurkooda is cuntamo; kuf. ld geyaa.
gayax (1) 1. Nooc kalluunka badda ka mid ah. 2. G. ah (nirig): aan weli ababin oo caana keliya ku noo.
gayax (2) 1. Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin. 2. G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maal.
gayeysii ld geyeysi.
gayeysiin ld geyeysii.
gayi ld gey.
gayoo ld geyo.
gayood ld geyoo.
gayoodsii ld geyoodsi.
gayoodsiin ld geyoodsii.
gayradaac Waqti dabayl qaboobi dhacdo oo galab a.
geb (1) ld gab.
geb (2) ld gab.
gebaggebee ld gabaggabe.
gebaggebeyn ld gabaggabay.
gebaggebeysan ld gabaggabeysa.
gebaggebeysnaan ld gabaggabeys- naa.
gebaggebeysnaansho ld gabagga-beysnaa.
gebaggebo ld gabaggab.
gebbagebeysasho eeg gebbagebeyso. ld gebaggebeys.
gebbagebeysi ld gebaggebeys.
gebbagebeyso Ciid ku weysaysash.
gebedgalool ld kebedgaloo.
geber ld gabar.
gebi (1) 1. Qar; jar; daan. 2. Meel qar hoostiis ah oo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm laga galo. 3. G. ahaan: giddi; gebigood; giddigoo.
gebi (2) Fool; mada.
gebid ld gabi.
gebidhac 1. Dalambaabiyidda wax socda sabbaynaya sameeyaan. 2. Wax dhulka hoostiisa u sooda oo hadba gebi ku sii dhac.
gebidhaclayn eeg gabidhaclee. ld gebidhacl.
gebidhaclays Si habjaq ah u socosho. ld gebidhaclay.
<< < 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 > >>