Ereyga Maanta: caynaano
gebidhacle  Socod dalambaabi ah oo hadba dhan loo dhaco. ld gebidhaclay.
gebidhaclee  1. Si dalambaabi ah u socosho. 2. Wax hadba dhinac ku dhici.
gebiib  ld gabii.
gebikayeer  Codka ay soo celiyaan qararka iwm. marka u dhowi dhawaaqsa.
gebin  Qalab lagu dabo shimbiraha siiba dagiiranka oo xidid geed ka samaysa.
gebiyandhoorre  Nooc shimbiraha ka mid ah oo dhoor dhaca madaxa ku leh. ld gobyahandhoorr.
gebsii  Weel afka u rogid. geddiyid; daadi.
gebsiin  eeg gebsi.
ged  1. Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad. 2. G.diisa: caadadiis.
gedaad1  ld gadoodi. gedaad2  ld gadood. gedaadid  ld gadoodi.
gedaadsan  ld gadoodsa.
gedaadsanaan  ld gadoodsanaa.
gedaadsanaansho  ld gadoodsanaa.
gedaawe  ld gadaaw.
geddi1  1. Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; geb. geddi2  1. Wax afrogid. 2. Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gadd. geddicadsad  ld geddicadsash.
geddicadsasho  eeg geddicadso. ld geddicadsad, geddicads.
geddicadsi  ld geddicadsash.
geddicadso  Caloosha oo sarraysa, seexasho (qof.
geddin  eeg geddi². ld geddiyi.
geddis  1. Rogrogis; ganacsi. 2. ld geddiyid. ld gaddi.
geddisad  ld geddisash.
geddisan  1. Wax afkiisa hoos la mariyey ahaansho. 2. Wax isbeddel ku dhacay ahaansho. 3. Kala g.: wax aan isku nooc ahayn ahaansh.
geddisasho  eeg geddiso. ld gaddisad, gaddisasho, geddisa.
geddisley  Dad hawshoodu tahay iibinta iyo gadidda badeecooyinka kala duwan; ganacsato. ld gaddisle.
geddisnaan  eeg geddisan. ld geddisnaansh.
geddisnaansho  ld geddisnaa.
page : 52 of 102
<< < 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 > >>