geddiso 1. Wax meel ku jiray, meel kale ku shubasho. 2. Badeeco ganacsi ku samaysash.
geddiyid eeg geddi². ld gaddin, gaddis, gaddiyid, geddin, geddi.
geddoomid eeg geddoon². ld gaddoomid, gaddoon¹, geddoon.
geddoon1 ld geddoomi. geddoon2 1. Wax dhinac u dhicid. 2. Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof). 3. Dib u noqosho (wax). ld gaddoon. gedef1 1. ld gadaf². 2. Maro yar oo uu madaxa ku xirto ugaarsaduh. gedef2 Xaad dhaadheer oo ka baxda gacmaha dadk. gedef3 ld gadaf. gedfan ld gadfa.
gedfanaan ld gadfanaa.
gedfanaansho ld gadfanaa.
gedfid ld gadfi.
gedgeddi 1. Wax hadba dhinac u rogid. 2. Badeeco ganacsi ku sameyn. 3. Eray fal ah rogrogid. ld gadgadd.
gedgeddin ld gedgeddiyi.
gedgeddis ld gedgeddiyi.
gedgeddiyid eeg gedgeddi. ld gadgaddin, gadgaddis, gadgaddiyid, gedgeddi.
gedgeddoomid eeg gedgeddoon². ld gadgaddoomid, gadgaddoon¹, gedged- doon.
gedgeddoon1 Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomi. gedgeddoon2 Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon. gediir ld gadii.
gedmad ld gadmash.
gedmasho eeg gedmo. ld gedme.
gedmi Tiro, xisaab iwm cid ka khaldi.
gedmin eeg gedmi. ld gedmi.
gedmis ld gedmi.
gedmisan Wax gadmaday ahaansh.
gedmisanaan eeg gedmisan. ld gedmisanaansh.
gedmisanaansho ld gedmisanaa.
gedmo Tiro, xisaab iwm khaldami.
gedo G. ah: isku fil ah. ld ged (2.
page : 53 of 102
<< < 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 > >>