gibilmadoobow Wax gibilmadoobaad ku dhacay noqosh.
gibilmadow Dadka midabkiisu madow yaha.
gibilxeer Xarig aad u dheer la isticmaalo in geel korkiis rar oo dhan ku xiray.
gibin (1) ld gaban.
gibin (2) ld gaban.
gibir Cashuur dadka laga qaado sannadkiiba ma.
gibli (c.cimi.) Dabayl qallalan oo kulul, kana dhacda dalka Libiya ee Woqooyiga Afrika oo gaarta ilaa Yuru.
gidaad (1) ld gadood.
gidaad (2) ld gadood.
gidaadid ld gadoodi.
gidaadsan ld gadoodsa.
gidaadsanaan ld gadoodsanaa.
gidaadsanaansho ld gadoodsanaa.
gidaar Dhisme ballac leh, dhagax, shamiinto, iwm ka samaysan, oo wax celiya, ama waxyaabo lagu kala qoqobo; derb.
gidaar-unug (baay.) Lakab sare oo adag oo ku wareegsan xuubka unugga ee dhirta iyo bakteeriyada laakiin unugga xayawaanku ma leh. Gidaarka unuggu waxa uu ilaaliyaa qaabna u yeelaa unugga dhirta maacila'da ama wuxuu siiyaa taageero makaanikee.
giddi Wax aan kala maqnayn; wadajir; dhammaa.
giddicune Noole cuna hilib iyo miro iw.
giddiquute ld giddicun.
gidir Dheddig aad u naasa yaryar oo aan ilmaheeda caano deeqsiin kari.
gifin (1) ld gaban.
gifin (2) ld gaban.
gigtir (1) ld gigtiri.
gigtir (2) Maro iwm si laalaabka loo bi'iyo aad u kala jiidi.
gigtiran Wax la gigtiray ahaansh.
gigtirid eeg gigtir². ld gigtir.
gigtirnaan eeg gigtiran. ld gigtirnaansh.
gigtirnaansho ld gigtirnaa.
giig 1. Ka g.: wax ka dhergid. 2. Ka g.: wax ka joogsasho iyada oo laga cabsanay.
giigid eeg gii.
giigsan Wax aad loo giijiyey ahaansho (xarig, maro, iwm). ld giijisa.
<< < 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 > >>