Ereyga Maanta: olmon
deegaameeld degaamee.
deegaameynld degaameyn.
deegaamild degaamee.
deegaaminld degaameyn.
deegaan11. Geed weyn canjeelka u eg, sida badan webiga jiinkiisa ka baxa oo leh miro la cuno. 2. ld degaan.
deegaan2Doog meel roob badan ku da'ay ka baxa.
deegaanraacNaqraac.
deegadBersad.
deegideeg deeg³. ld deeg¹ (2).
deel1. Astaan xoolaha lagu sunto oo u eg deelka xuruufta carabiga. 2. ld d (da').
deelqaaf11. Ka leexashada qaafiyad maanso ku socotay laga leexdo. 2. D. ah: Hadal meesha laga sheegayo aan ku habboonayn ama gef ah. 3. Labo waxyaalood oo aan isu dhoweyn isu keenid.
deelqaaf2Ku d.: hadal meel ka dhac ah, aan daw lahayn qof ku dhihid.
deelqaafiKa d.: maanso qaafiyaddeeda gefid.
deelqaafideeg deelqaaf².
deelqaafineeg deelqaafi.
deelraacNeef ido ah oo madaxa ilaa legga ka madow.
deenD. ah: ceel ama daaqsin aan dad badan joogin.
deensashoeeg deenso.
deenso1. Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho. 2. Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.
deeq1Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan la siiyo.
deeq21. Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin. 2. Wax, wax kale oo loogu talaggalay ku filnaansho.
deeqdaranQof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.
deeqdarnaaneeg deeqdaran. ld deeqdarnaansho, deeqdarno.
deeqdarnaanshold deeqdarnaan.
deeqdarnold deeqdaarnaan.
deeqe(kiim.) Atamka, ayoonka ama molikuyuulka bixiya lammaane elektaroon marka dabar elektaroon-wadaag ahi samaysmayo.
deeqideeg deeq².
deeqlayNooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduudan leh. ld deeqle (2).
deeqle1. Alle magacyadiis mid ka mid ah. 2. ld deeqlay.
deeqsiD. ah: qof naxariis badan oo waxa uu haysto wax ka bixiya.
<< < 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 > >>