Ereyga Maanta: maansabooli
degalbaaris(taar.) Barashada taariikheed iyo dhaqan ee mujtamacyadii hore, adigoo eegaya dhismooyinkii ay ka tageen, xabaalihii, qalabkoodii iwm.
degashoeeg dego. ld degad.
degdeg11. Dhaqsiyaha wax lagu qabto. 2. D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg¹, deddegsiinyo, degdegsiinyo.
degdeg2Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg².
degdegideeg degdeg². ld deddegid.
degdegsanWax degdegaaya ahaansho. ld deddegsan.
degdegsanaaneeg degdegsan. ld deddegsanaan, deddegsanaansho, dedgegsanaansho.
degdegsanaanshold degdegsanaan.
degdegsiinyold degdeg¹.
degdejiWax si dhaqso ah u samayn. ld deddeji.
degdejineeg degdeji. ld deddejin, deddejis, degdejis.
degdejisld degdejin.
degebld dogob.
degel1. Saalada xerada ariga ama lo'da ku kabbisanta. 2. Meel muddo badan la degganaa.
degeltirWax ciribtirid.
degeltirideeg degeltir.
deggan1. (f.g) Wax meel rug ka dhigtay ahaansho (cid). 2. (f.mg) Wax xasillan ahaansho. 3. (f.mg) Wax kudid raba ahaansho (sac).
degganaaneeg deggan. ld degganaansho.
degganaanshoeeg degganow. ld degganaan.
degganowWax meel rug ka dhigtay noqosho (cid).
degideeg deg². ld degis, degitaan.
degisld degid.
degitaan1. Rug ka dhigashada meel rug laga dhigto. 2. Fariisashada wax duulayey fariisto. 3. Shiididda biyo hoos loo shiido. 4. Hoos u dhicidda dhul, webi iwm hoos heerkoodii uga dhacaan. 5. Kala miirmidda wax qasnaa kala miirmaan. ld degid.
degmo1. Beel. 2. Qaybaha gobod u qaybsamo middood. 3. ld degsiimo. Meel la degganyahay.
dego1. Shax, turub, iwm bad dhigasho. 2. Ku d.: cid marti u noqosho. ld deg² (3,9)
degsaarD. ah: wax garabka lagu qaadi karo.
degsan1. Xamuul wax dhulka la dhigay ahaansho. 2. Qorshe, nidaam iwm wax la dhammaystiray ahaansho.
degsanaaneeg degsan. ld degsanaansho.
degsanaanshold degsanaan.
degsashoeeg degso.
<< < 65 66 67 68 69 70 71 72 73 74 75 > >>