dhaayatiixDh. ah: wax aad u qurxoon.
dhaayinCaws qoyan ku sii dambeeyo.
dhaayoXubnaha aragga; indhaha.
dhab1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
dhabaabacayneeg dhabaabacee. ld dhabaabacays, dhabaabaco.
dhabaabacaysld dhabaabacayn.
dhabaabaceeHab dhabaabaco ah u ordid (geel).
dhabaabacoHab geelu u ordo oo afarta addinba mar qaado. ld dhabaabacayn.
dhabaalayneeg dhabaalee. ld dhabaalo.
dhabaalee1. Dhabaale ku dhufasho. 2. Gubaabin.
dhabaalold dhabaalayn.
dhabaalyeeNafley canaanasho.
dhabaalyeyneeg dhabaalyee. ld dhabaalyo.
dhabaalyold dhabaalyeyn.
dhabaandhaw11. Si aayar ah oo gacanta loogu garaaco carruurta marka la seexinayo. 2. Hadal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraahdo. ld dhabaandhebid.
dhabaandhaw21. Ilmo la seexinayo, si tartiib ah oo aan kala go'lahayn gacanta ugu garaacid. 2. Haldal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraashdo.
dhabaandhebideeg dhabaandhaw². ld dhabaandhaw¹.
dhabab1ld dhababid.
dhabab2Meel duleesha awdid.
dhababanMeel duleesha wax la dhababay ahaansho.
dhababideeg dhabab². ld dhabab¹.
dhababnaaneeg dhababan. ld dhababnaansho.
dhababnaanshold dhababnaan.
dhabadld dhabasho.
dhaban1Wejiga labadiisa dhinac midkood.
dhaban2(xis.) Tiro laba u qaybsanta.
dhaban3Wax la dhabay ahaansho.
dhabankoolisGeed yar oo buruq kulucsan leh.
dhabannaanayneeg dhabannaanee.
dhabannaaneeQof dharbaaxo dhabnaha kala dhicid.
<< < 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 86 > >>