Ereyga Maanta: xaydaan
dhalan-geddis-hiddoside(baay.) Isbeddel degdeg ah oo lama filaan ah oo ka dhexdhaca walax hiddo side ah oo unug. Kaas oo ku keeni kara iyada iyo unugyada kale ee laga soo dhiraan dhiriyeyba inay kaga beddelmaan muuqaalka iyo asawgaba nooca caadiga ah.
dhalandhool1Socodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid.
dhalandhool2Qorrax kulul ku socosho; baqoolid.
dhalandhooliCid qorrax kulul ku socodsiin.
dhalandhoolideeg dhalandhool². ld dhalandhool¹.
dhalandhoolineeg dhalandhooli. ld dhalandhoolis.
dhalandhoolisld dhalandhoolin.
dhalandooriWax dhalankooda beddedid.
dhalandoorineeg dhalandoori. ld dhalandooris.
dhalandoorisld dhalandoorin.
dhalandoorsanWax la dhalandooriyay ahaansho.
dhalandoorsanaaneeg dhalandoorsan. ld dhalandoorsanaansho.
dhalandoorsanaanshold dhalandoorsanaan.
dhalanrog11. Isbeddel wax dabeecaddiisa, firkiisa, muuqaalkiisa iwm ku dhaca. 2. ld dhalanrogid.
dhalanrog2Wax dabeecaddiisa, firkiisa, muqaalkiisa beddelid.
dhalanrogan1Wax la dhalanrogay noqosho.
dhalanrogan2Wax la dhalanrogay ahaansho.
dhalanrogideeg dhalanrog². ld dhalanrog¹ (2).
dhalanrogmadld dhalanrogmasho.
dhalanrogmashoeeg dhalanrogmo. ld dhalanrogmad.
dhalanrogmideeg dhalanrogan¹.
dhalanrogmoWax dhalanrog ku dhacay noqosho.
dhalanrognaaneeg dhalanrogan². ld dhalanrognaansho.
dhalanrognaanshold dhalanrognaan.
dhalanteed1Wirwir; dhaan dabaggaalle.
dhalanteed2(c.naf) Marka aad qabto wax dhalanteed ah.
dhalanxumaaneeg dhalanxun. ld dhalanxumaansho, dhalanxumi, dhalan- xumo.
dhalanxumaanshold dhalanxumaan.
dhalanxumiDabeecad, fir, muuqaal iwm aan la jeclaysan oo wax leeyahay. ld dhalanxumaan.
dhalanxumold dhalanxumaan.
<< < 90 91 92 93 94 95 96 97 98 99 100 > >>