Ereyga Maanta: codlaawe
dhardhaqXoolaha la qasho ama cuntada la cuno marka mayd la aasayo.
dhardhigashoeeg dhardhigo.
dhardhigoQof isqaawin.
dhareeWax dhar u yeelid.
dhareer11. Qoyaan layiig ah oo nafleyda afkeeda ka yimaada; cay. 2. ld dhareerid.
dhareer2Qoyaan layiig ah afka ka keenid (nafley).
dhareerideeg dhareer². ld dhareer¹ (2).
dhareerreyKalaggoysyada xubnaha oo biyuhu ku jiraan sida lawga iyo canqawga middood.
dhargalNooc dibqallooca ka mid ah oo jurmi yar.
dharideeg dhar². ld dhadid.
dhariinMeel badanaa dhagax ah oo biyo ka soo dindimaayaan.
dharjoGeed nagaar laamo iyo caleemo jilicsan leh oo xooluhu aad u jecelyihiin.
dharkayn(dharkayn/-nno, m.dh) Geed dheer, cananna kulul leh, loox wanaagsan laga samayn karo.
dharla'1Kubka dhankiisa hore ee hilibku ku yaryahay; xoog.
dharla'2Qof qaawan ahaansho. ld dharra
dharla'aaneeg dharla'². ld dharla'aansho, dharra'aan, dhar- ra'aansho.
dharla'aanshold dharla'aan.
dharnaaneeg dharan. ld dharnaansho.
dharnaanshold dharnaan.
dharoorDhul sare oo buuraley ah.
dharqadld dharqasho.
dharqasaalQof dharka mayra oo lacag ka tacba; doobbi.
dharqashoeeg dharqo. ld dharqad.
dharqiCandho dharaq ka maalid ama nuugid. ld dharbi (3).
dharqineeg dharqi. ld dharbin (2).
dharqoKa dh.: noole, cunto ama cabbid ka dhergid.
dharra'ld dharla'².
dharra'aanld dharla'aan.
dharra'aanshold dharla'aan.
dharriciCeeb weyn; bayuur. ld dhirrici.
<< < 107 108 109 110 111 112 113 114 115 116 117 > >>