Ereyga Maanta: yeeg-bisaliim
nabiib (1) ld namiin¹.
nabiib (2) ld namiin².
nabiibid ld namiinid.
nabiibnimo ld namiinnimo.
nabiiso Ul rabadh ka samaysan oo bilayska dadka ku kala eryaan.
nabiyad Saxan weyn; siiniyad.
nabmid eeg naban¹.
nabnaan eeg naban². ld naabnaan.
nabnaansho eeg nabnow. ld naabnaan.
nabnow Wax naban ah noqosho.
nabran Wax nabar ku dhacay ahaansho.
nabranaan eeg nabran. ld nabranaansho.
nabranaansho ld nabranaan.
nabraysan ld nabarraysan.
nabraysasho eeg nabrayso.
nabraysnaan ld nabarraysnaan.
nabraysnaansho ld nabarraysnaan.
nabrayso Jir nafley nabro yeelasho.
nabrid eeg nabar².
nabsi (1) 1. Hoog iyo dhibaato lagu abaal mariyo qof abaaldarnaaday ama ballan furay. 2. Hoog iyo dhibaato uu la kulmo qof eed galay.
nabsi (2) Nabsi ku reebid.
nabsiyid eeg nabsi².
nabyo Been iyo fal aanay samayn oo cid lagu sheego. ld nab.
nac (1) Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.
nac (2) 1. Rabid la'aan. 2. Is n.: quus iyo rajo la'aan.
nacaal 1. Masaabir sal buuran oo xagga hoose lagaga taxo kabaha. 2. Bir qoobabka fardaha lagu dhejiyo.
nacab 1. Cadow; xaasid. 2. Qof aan naxariis lahayn.
nacala-abuugto Farshiid; dhalo yar.
nacalad (1) Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.
nacalad (2) 1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².
<< < 1116 1117 1118 1119 1120 1121 1122 1123 1124 1125 1126 > >>