dhekafaari ld dhakafaari.
dhekafaarid ld dhakafaarid.
dhekafaarin ld dhakafaarin.
dhekafaaris (1) ld dhekafaarin¹.
dhekafaaris (2) ld dhakafaarid.
dhekafaarsan ld dhakafaarsan.
dhekafaarsanaan ld dhakafaarsanaan.
dhekafaarsanaansho ld dhakafaar- sanaan.
dhellah ld dhannax.
dhengad ld dhenged.
dhenged Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad.
dhengedee Cid dhengad ku tumid.
dhengedeyn eeg dhengedee.
dhengedeysan Wax la dhengedeeyey ahaansho.
dhengedeysnaan eeg dhengedeysan. ld dhengedeysnaansho.
dhengedeysnaansho ld dhengedeys-naan.
dhereb Idiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; furaad. ld dharab³ (2).
dhereg (1) 1. Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho. 2. Barwaaqo; ladnaan.
dhereg (2) (kiim.) Marki walaxi ka kaaftoonto isbeddel.
dhereg (3) Ka dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.
dheregdhacsad ld dheregdhacsasho.
dheregdhacsasho eeg dheregdhacso. ld dheregdhacsad, dheregdhacsi.
dheregdhacsi ld dheregdhacsasho.
dheregdhacso Wax dheregta yareeya ama babbi'iya sameyn.
dheregsan Wax dhergey ahaansho.
dheregsanaan eeg dheregsan. ld dheregsanaansho.
dheregsanaansho ld dheregsanaan.
dherer (1) 1. Salka iyo baarku inta ay isu jiraan, joog. 2. Wax dacalka uu ka bilowdo iyo ku dhammaado inta ay isu jiraan. 3. Fogaan.
dherer (2) (ray, -rtay) 1. (f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsasho. 2. (f.mg) Taagnaan; likaysnaan.
dhereran Wax fidsan ama kor u taagan ahaansho.
<< < 123 124 125 126 127 128 129 130 131 132 133 > >>