Ereyga Maanta: xammis
sulub 1. S. ah: wax aan xanaf lahayn. 2. (-byo, m.dh) Dhagax adag oo aan meel la qabsado lahayn. 3. (-byo, m.dh) Xabbadda marka laga saaro gumaca iyo baaruudda.
suluf ld suful.
sulufaad (1) Dhibaato ay dhaliyaan col iyo abaar.
sulufaad (2) Dhibaato, oon iyo colaadi keeneen la kulmid.
sulufaadid eeg sulufaad².
sulux 1. Heshiis. 2. S. ah: dul siman oo aan xanaf lahayn. 2. S. ah: caano dhay ah oo qabow; galax.
sulxad ld sulxasho.
sulxasho eeg sulxo. ld sulxad.
sulxo Meel siman oo aan xanaf lahayn ka sidbasho.
sumaan Nooc kalluunka ka mid ah oo jaballada ku nool.
sumaaxo Shimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.
sumac (1) 1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.
sumac (2) Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.
sumad (1) ld summad¹.
sumad (2) ld summad².
sumajiid Summad alif ah oo xoolaha sinta looga dhigo.
sumal Wan qoor ah oo idaha loo hayo.
sumalhaad Hiyikac walbahaar ku jiro.
sumalhaadi Cid sumalhaad ku ridid.
sumalhaadin eeg sumalhaadi. ld su-malhaadis.
sumalhaadis ld sumalhaadin.
sumalhaadsan Wax hiyikacsan ahaansho (qof).
sumalhaadsanaan eeg sumalhaadsan. ld sumalhaadsanaansho.
sumalhaadsanaansho ld sumalhaad-sanaan.
sumayn eeg sumee. ld sumays.
sumays ld sumayn.
sumaysan Wax la sumeeyey ahaansho.
sumaysnaan eeg sumaysan. ld sumaysnaansho.
sumaysnaansho ld sumaysnaan.
sumbaax Ur udgoon oo la jeclaysto.
<< < 1386 1387 1388 1389 1390 1391 1392 1393 1394 1395 1396 > >>