Ereyga Maanta: codlaawe
xariggoys   Dowligoys; sirsir.
xarigxarig  Nagaar dhaadheer oo dhulka ku faalala, oo geelu aad u jecel yahay.
xarigxoolaad   Xarig harag xoolaad laga tidcay ama laga soohay.
xariif  (xarfaan, m.dh) 1. Qof xeelad badan. 2. Qof caqli badan. Xarfaan; Laacib.
xariiftamid  eeg xariiftan². ld xariiftan¹.
xariiftan1  ld xariiftamid. xariiftan2   Si xarfadi ku jirto qof cayaar ula dheelid. xariir  Caano biyo badan lagu daray; candiid; cindiid.
xariir1  Lafdhabar; arxan. ld xiriir². xariir2  1. Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu. 2. (-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah. xariir3   ld xiriir³ (3). xariir4   Barxid (caano). ld xariiri. xariirad  ld xariirasho.
xariirasho  eeg xariiro. ld xariirad.
xariiri   ld xariir³.
xariirid1  eeg xariir³. ld xariirin. xariirid2  eeg xariir². ld xiriirid. xariirin  ld xariirid.
xariiro   Caano biyo badan ku darsasho.
xariq ku ligan sallax   eeg ligane.
xarkag1  ld xargag¹. xarkag2   ld xargag². xarkagid  ld xargagid¹.
xarkagsan   ld xargagsan.
xarkagsanaan  ld xargagsanaan.
xarkagsanaansho  ld xargagsanaan.
xarmal  Tiire.
xarmasho  eeg xarmo.
xarmo   1. Xajiyid; xaj gudasho. 2. Waajibka xajka gudashadiisa gudagelid.
xaroor  Dhabarka dadka, labada daqay meesha u dhaxaysa oo godan.
page : 1539 of 1584
<< < 1534 1535 1536 1537 1538 1539 1540 1541 1542 1543 1544 > >>