Ereyga Maanta: biqil
halaammacayn  ld halaammacoodin.
halaammacays  ld halaammacoodin.
halaammacaysad  ld halaammacaysasho.
halaammacaysasho  eeg halaama-cayso. ld halaammacaysad, halaamma-caysi.
halaammacaysi  ld halaammacaysasho.
halaammacayso  Hilib halaammaco ka dhigasho.
halaammacee  ld halaammacoodi.
halaammaco  Hilib dab lagu dubey oo aan la bisleyn.
halaammacood  Wax dab lagu dubay oo aan la bislayn.
halaammacoodi  Wax iyadoo aan la bisleynayn dab ku dubid. ld halaammacee.
halaammacoodin  eeg halaamma-coodi. ld halaammacayn, halaamma-cays, halaammacoodis.
halaammacoodis  ld halaammacoodin.
halaanhal1  1. Hadal been ah oo cid lagu beerdulucsanayo. 2.Hees jiib leh, aan jaan lahayn oo wiglada la bah ah. halaanhal2  1. Hadal been ah cid ku beerdulucsasho. 2. Halaanhal tirin. halaanhali  1.Hawl si degdeg ah u qabasho. 2.Halaanhal tirin.
halaanhalid  eeg halaanhal².
halaanhalin  eeg halaanhali. ld halaanhalis.
halaanhalis  ld halaanhalin.
halaaq1  1. Ruugista xooluhu ruugaan lafaha. 2. ld halaaqid. halaaq2  Xoolo lafo ruugid. halaaqid  eeg halaaq². ld halaaq¹ (2).
halaaqo  Kala qaadidda qof kala qaado afka hurdo ama daal awgiis; hamaansasho.
halaaqoo  Hurdo ama daal awgood af la kala qaadid; hamaanso.
halaaqood  eeg halaaqoo.
halaati  ld haalaati.
halab  Timo rag, jilicsan oo dheer.
halabaysad  ld halabaysasho.
halabaysasho  eeg halabayso. ld halabaysad, halabaysi.
halabaysi  ld halabaysasho.
halabayso  1. Timo halab ah samaysasho. 2. Xoolo la soo dhacay hilib ka qalasho.
page : 18 of 93
<< < 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 > >>