dubaaxashold dibaaxasho.
dubaaxild dibaaxi.
dubaaxinld dibaaxin.
dubaaxis1ld dubaaxin.
dubaaxis2ld dibaaxis².
dubaaxold dibaaxo.
dubanCiyaarta dubnadda hal gacan ku guulaysasho.
duban1Wax la dubay noqosho.
duban2Wax la dubay ahaansho.
dubashoeeg dubo.
dubayoQaruhu marka uusan weli bislaan. ld bicir.
dubayoobideeg dubayow.
dubayowCandho xoolaad oo caano ka dhammaadeen isku dhadid.
dubbad1ld dibbad.
dubbad2Bir kuusan oo lugo ay isku taagto iyo dhego la qabto leh oo tumaalku biraha uu tumayo dusha ka saaro.
dubbadhac1ld dubbadhicid.
dubbadhac2Isku d.: is abaabulid; is habayn.
dubbadhicideeg dubbadhac². ld dubbadhac¹.
dubbarridIsku d.: wax abaabulid; wax habayn.
dubbarridideeg dubbarrid.
dubbashold dibbasho.
dubbeQalab ka kooban bir kuusan oo qalab kala duwan leh iyo daab madaxa kula jira oo farsamayaqaanku ku garaaco biraha uu farsamaynayo; burris.
dubbeeWax dubbe ku garaacid.
dubbeyneeg dubbee. ld dubbeys.
dubbeysld dubbeyn.
dubbeysanWax dubbe lagu garaaco ahaansho.
dubbeysnaaneeg dubbeysan. ld dubbeysnaansho.
dubbeysnaanshold dubbeysnaan.
dubbold dibbo.
dubburTuubada dheef-shiidka afkeeda hore ee saxaradu ka baxdo; futo.
<< < 191 192 193 194 195 196 197 198 199 200 201 > >>